WEBVTT

1
00:00:00.160 --> 00:00:02.509
Golaha Hiddaha iyo Dhaqanka wuxuu soo bandhigayaa

2
00:00:02.860 --> 00:00:04.921
Iskuulka dhaqanka iyo fanka

3
00:00:05.669 --> 00:00:09.899
Iskuulka dhaqanka waxay da'yartu
ku horumarin karaan halabuurkooda

4
00:00:10.059 --> 00:00:13.604
iyagoo xilligooda firaaqada ah
ku abuuraya farshaxan iyo dhaqan.

5
00:00:13.764 --> 00:00:15.087
Haa runtii, waa wax xiiso leh!

6
00:00:18.789 --> 00:00:21.076
Dhoobo ayaan naqash ka sameeyay.

7
00:00:21.374 --> 00:00:23.661
Oo waxaan rabay inaan
sameeyo xayawaanka aan ugu jeclahay.

8
00:00:23.821 --> 00:00:27.129
Iskuduubnida ayaa ah waxa ugu wanaagsan
ee laga helo iskuulka dhaqanka.

9
00:00:28.538 --> 00:00:31.282
Waxaan ka furannahay ku dhawaad
degmo kasta oo Iswiidhan ka mid ah.

10
00:00:31.442 --> 00:00:36.213
Waxaa jira waxyaabo badan oo la tijaabiyo, 
oo uu qof kasta ka heli karo wuxuu xiiseeyo.

11
00:00:37.054 --> 00:00:40.205
Ma jiraan wax aan qiyaasi karo
oo ka macno badan tan.

12
00:00:41.439 --> 00:00:44.119
Iskuulka dhaqanka, waxay da'yartu fursad
u helaan inay ku bartaan sida wax loo hindiso

13
00:00:44.279 --> 00:00:48.219
iyagoo kaashanaya macallimiin
iyo barayaal maaddada aqoon u leh.

14
00:00:48.380 --> 00:00:49.482
Siiba koorsooyin,

15
00:00:49.642 --> 00:00:52.799
balse xataa fursado tijaabo
iyo waxqabadyo furan.

16
00:00:52.960 --> 00:00:57.140
Waa wax aad u xiiso leh,
wax badanna lagu barto.

17
00:00:57.880 --> 00:01:01.460
Qaybaha qaarkood waa lacag,
kuwa kalena waa bilaash.

18
00:01:01.619 --> 00:01:06.140
Niyadsami ayaan dareemaa markaan halkan imaado
oo aan waxyaalahan sameeyo.

19
00:01:07.060 --> 00:01:12.040
Degmadaada kala xiriir waxa xiisaha
leh ee aad adigu iskuulka dhaqanka ka heli karto.

20
00:01:12.480 --> 00:01:15.821
Waxaan u arkaa wax xiiso leh. 
Waxaa laga helaa farxad ballaaran.
